Hooyooyiin ku nool Baladweyne oo dhameeyey heerka koowaad ee Jaamacadda..

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Cantral ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa sanadkaan ka qalin jabiyay  gabdho aad u da`yar isla markaana ah hooyoyin usoo dhabar adeegay caqabado kala duwan oo kasoo wajahay waqtii ay ku jireen waxbarshada Jaamacada ayaa ka warbixiyey.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here