Xoolo Dhaqatada degmada Mahadaay oo ka Cabanaya Cudurro dhibaato ku haya Xoolaha degmadaasi

0
176

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xoolaha Ari-cadka iyo idaha ayaa laga soo sheegaya cudurada jadeeco madoowda iyo sambabka kuwaas oo ay ku dhinteen boqolkiiba 50tan xooluhu, sida ay sheegeen xoolo-dhaqatada ku nool tuulada qurac-madoobe oo hoostagta degmada Mahadaay ee G/sh/dhexe.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here