Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo ka hadlay sidii loo xoojin lahaa adeegyada aasaasiga 

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed Farweyn oo ka qeybgalay munaasabada lagu qabtay iskuulka dugsiga hoose, dhaxe iyo sare ee Ilaays ee magaalada Kismaayo ayaa waxuu ka hadlay sidii looga qeyb qaadan lahaa adkeenta adeegyada aasaasiga ee degmada Kismaayo

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here