Ol’ole Nadaafadeed oo laga bilaabay Suuqa gobonimo ee magaaladda Hargeysa

0
66
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dawlada Hoose  magalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaliland ayaa  Suuqa Gobonimo ka bilowday Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinaayo bilicda Suuqa.
Waxaana ka qeyb kalay ololaha Nadaafadeed Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose magaalada Hargeeysa, Gudoomiyaasha degmooyiinka, iyo qaybaha kale ee bulshada.
Sadiiq Axmed Xasan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here