Xamaaliga ka shaqeeya barxada xamuulka Dooloow Soomaaliya oo cabasho ka ah ganacsatada labada Dooloow

0
84

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Subax kasta barxada xamuulka Dooloow Soomaaliya waxaa usoo shaqo tago dhalinyaro badan kuwaas oo ka xamaasha badeecadaha kala duwan ee loo kala goosho deegaanada hoos taga degmadaasi.

Haddaba waa kuwaan qaar kamid ah Dhalinyarada xoogsatada ah oo cabasho ka ah ganacsatada kunool labada Dooloow, iyagoo Dowladda Soomaaliya ka dalbaday lacagta shilin Soomaaliga.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here