Maamulka deegaanka Cabdalla Biroole oo hay’adaha samafalka ka Codsaday in ay wax ka qabtaan Baahiyaha Dhanka Nolosha

0
378

Kismaayo(Radio Waamo)Degaanka Cabdala Biroole oo qiyaastii Kismayo Ujiro 45 Kiilo Mitir Waxana uu Deganaka Kulmiyaa Tuloyin Dhowr Ah Kuwaas Oo Deegaanka Usoo Doonto Adeegyada Kala Duwan Ee Nolsahda Adamaha Aas Aaska U ah Sida Caafimaadka Macishada Iyo Biyaha.

Mamulka Degaanka Cabdala Biroole Ayaa Kawar Bixiyaya Baahiyaha Bulsho Ee Degaanka Jiro Waxana Taasi Oo Ubahan In Si Deg Deg Ah Wax Looga Qabto.

Mahad nuur ibraahim oo ah Gudoomiyaha Deegaanka Cabadala Biroole Ayaa Mamulka  Gobolka Jubb Iyo Degmada iyo Heyadaha Kacodsaday in Deegaanka Bahiyihiisa Ladaboolo
Gaboobe Xasan Bare Oo Ah Taliyaha Cidamada Amaan  Ee Agaan Ayaa Shegay In Amaanka Deegaanka Uu Yahya Mid aad Uwanaagsan Mana Jirto Buu Yiri  Cabsi Ay Gurmad iyo Mashariic Ugaariin Hormarineed Ay Degaanka Usoo Garsiin Kari Wayaan Hey adaha kala Duwan Ee Kismaayo Kahool Galo.
Dadaka Kudhaqan Degaanak Ayaa Waxaa Sameen Xogan kuyelatay Abaaro Degaanka Kusoo Noq Noqday Waxana Maalmo Kahor Booqday Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Kowaad Ee Dowlad gobolleka Jubbaland Mudane maxamud sayid Aadan.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here