Gudoonmiyaha Ururka Haweenka degmada Kismaayo oo haweenka ugu baaqday iney ilaaliyaan laamiyada loo dhisay

0
68

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa yeelatay wadooyin cusub oo uu hirgaliyey maamulka Jubbaland wadooyinkaasi ayaa waxay wax weyn ka badaleen bilicda magaalada, isusocodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada, Gudoonmiyaha Ururka Haweenka degmada Kismaayo oo haweenka ugu baaqday iney ilaaliyaan laamiyada loo dhisay.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here