Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nolasha Qoysas badan oo ku nool deegaanada Jubaland ayay nolashoodu ku tiirsantayhay jilaabashada iyo ka Ganacsiga kalluunka noocyadiisa kala duwan, kuwaas oo ay saamayso xiliyada la gaaro bad xiranka.
Bilaha sagaalaad iyo Tobnaad ayay inta badan furantaa badu taas oo ay isu diyaarinayan kallumasatada magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.