Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis Horumarineed

0
119
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Dowladda Mareykanka la saxiixatay Heshiis Horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya labada dowladood.
Heshiisakan ayaa waxaaa si wada jir ah u saxiixay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaaalaha XFS,  Maxamuud Cabdiraxmaan  Faraax (Beenebeene)  iyo Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige halka dowladda Mareykanka uu u saxiixay sii hayaha xilka safiirka dowladda waddankaas.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here