Beeraleyda Mahadaay oo ka Cabanaaya Cayayaano dhibaato ku haayo Beerahooda

0
69

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan beeraleyda ku nool tuulooyin hoostaga degmada mahadaay ee gobalka shabeellaha dhexe ayaa ka cabanaayo cayayaan saameeyay dalagyadii ay beerteen kuwaasi oo in mudo ah aan tacbanin dhulbeereedkooda sababo la xiriira fatahaadaha wabiga iyo abaaraha ka jira dalka oo saameyay beeraleyda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here