Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo Fursado shaqo ka helay Xarunta indhaha ee Iqlaas

0
67
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta indha ee iqlaas oo ku taalo magalada baladweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro badan oo wax ku bartay jamacadaha dalka.
Dhalinyardaan ayaa Jamacadaha ka bartay kuliyado kala duwan balse shaqo ku wayay cilmigii  ay barteen.
Saadiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here