Hay’adda SoDMA oo deeq Raashin ah u dirtay shacabka ka barakacay dagaalka Laascaanood

0
101

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,ayaa waxaa Shixnado mucaawino ah u dirtay Shacabka Soomaaliyed ee ku bar kacay coladii ka socoday  Gobolka Sool si gaar ahaneed  Magaalada Lascaanood iyo deeganada ku dhaw

Shixnadan mucaawinada ah ayaa iskugu jirta qeybaha kala duwan ee Raashinka kuwaas oo Markab lagu rarayo iyo Daawooyin, oo iyagana diyaarado lagu daabuli doono si Dadkaas loo gaarsiyo,Gargaarkaan hore waxaa dalkeena ugu deeqay dowladdaha  China iyo Turkig.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here