Gudoomiyaha Xaafadda Farjano oo bulshada ugu baaqday in ay ka foojignadaan dabka ka kaca Guryaha

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili modooyinkii dambe magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ay ka ka cayeen dabab gaystay khasaaro hantiyadeed isla markaana soo noqnoqday ayay Gudoomiyaha Xafada Farjano ee magalada kismaayo bulshada ooga digtay masibooyinka dabaka uguna baaqday inay ka taxadaraan khatarahaasi.

Guri ku yaalla Xaafada Farjano oo ay dad shacab ahi ku noolaayeen ayaa waxa maalinimadii shalay ahayd qabsada dab ka dhashay koronto kaas oo khasaare baaxad le gaadhsiiyay Guriga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here