Qaar ka mid ah Dhalinyarada Kismaayo oo ka hadlay sida ay uga qeyb qaadan karaan Nabada

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iticmaalka baraha bulshada ayaa mudooyinkii dambe saameyn ku dhex yeeshay bulshada Soomaaliyeed,iyadoo dadka isticmaalo ay siyaabo kala duwan u adgeesanayeen.

Qaar ka mid ah Dhalinyarada Kismaayo oo wareysi siiyay Idaacadda Waamo ayaa waxay ka hadleen muhiimadda ay leedahay dhinaca Hormarinta Nabadda looga qeyb qaato baraha bulshada.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here