Bulshada ku nool Kaam Hilaac ee magaalada Kismaayo oo codsaday in loo hirgaliyo Musqulo 

0
142

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaynu booqasho ku tagnay Kaamka barakacayaasha  Hilaac ee magaalada Kismaayo, waxaa ku nool qoysas danyar ah kuwaas oo ay tiradoodu gaareyso ku dhawaad boqol qoys oo kasoo barakacay deegaanada ku dhow degmada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here