Dhalinyarada wax kabarta xarunta farsamada gacanta KTI oo ka warbixiyay waxyaabaha ay bartaan

0
96

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Farsamada gacanta   KTI oo kamida xarumaha ay dhaliyaradu ku bartaan xirfadaha kala duwan ee farsamada ayaa ah xarun ay wax badan ka Faa’iideen dhalinyaro badan oo kunool magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose

xaruntaani ayaa waxa kasoo baxa dhalinyaro isagu jira wiilal iyo gabdho kuwaas oo qaarkood xirfada ay halkani ka barteen kaga baaxay baagamuudo nimadii isla markaana ku shaqaysta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here