Tababar ku saabsan qaabka sidii Haweenka uga qeyb qadan lahayeen Nabadda iyo Amniga oo lagu soo gabgabayay magaalada Baydhabo

0
113
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baybdho ayaa waxaa lagu qabtay tababar ku sabsan sidii haweenka kunool Baydhabo loo fafahamsiinlahaa muhiimada ay leedahay nabadda iyo amniga
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalaymasuliin ka tirsan mamulka KGS Wasaradda Haweenka KGS iyo qaar ka mid ah ururka Haweenka Baydhabo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here