Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka ka da’ayay magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu sameeyn ku yeeshay Barakacayasha kunool Dhasheeg Waamo ee magaalada Kismaayo
Guryaha ay ku nool yihiin bulshadan ayaa waxay ka sameeysanyihiin cowshada iyo marya ay isku geeyeen mana heeysataan baco ay kaga ga’badaan Dhibicada Robabka waxuu ka mid yahay kaamamka uu si gaar ah sameen robaka ka da’aya magaalada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.