Shirka Miisaaniyad sanadeedka Hay’adaha Dowladda oo Kismaayo laga daah-furay

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyadda iyo hormarinta dhaqaalaha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay shir looga arinsanayay miisaaniyad sanadeedka ku baxeeyso Hay’adaha Dowladda,waxaana kulanka ka soo qeyb galay Gudiga Maaliyadda ee Golaha Wakiilada JL,Soo qaban qaabiyaashii Kulanka iyo Mas’uuliyiin kale.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here