Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dowlad goboledka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa Lix Gaari oo mashruuca Barwaaqo ee uu tageero Bangiga Adduunka ku warejiyey dhowr Wasaaradood oo ka mid ah Wasaaraddaha Dowladda Jubbaland.
Waxaana munasabada lagu wareejinayay Lixda gaari ka soo qeyb galay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha, Xanaanada Xoolaha, Tamarta , Biyaha ,Degaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland .
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.