Dhalinyarada Baladweyne oo ka hadlay go’aanka lagu xirayo Telegram, Tiktok iyo 1Xbet

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-ka bishan si rasmi ah dalka looga mamnuuci doono aaladaha TikTok ,Telegram iyo 1 xbet.

Go’aankan ayaa waxaa si weyn uga soo horjeestay dhalinyarada Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here