Munaasabad lagu daah-furayay sanad dugsiyeed cusub oo lagu qabtay Dugsiga Luuq Ganaane

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xafladaan oo Aheed mid lagu Daahfurayey sanad Dugsiyeedka cusub ee Dugsiga sare ee luuq Ganaane, Islamarkaan lagu Sagootinayey  Ardaydii qaadaty imtixaanadkii Qaranka ayaa waxaa lagu Qabtay Gudaha iskuulkaasi.

Waxaa Munaasabadaan  ka soo qeybgalay waalidiin   , Mas’uuliyiin, Dhman bulsha weynta ku dhaqan Degamadasi .

Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here