Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo daah-furay Ol’ole Nadaafadeed

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa bilaabay olole nadaafadeed kaas oo looga golleeyahay in bilicda magalada dib loosoo celiyo, ololahan waxaa qayb ka ahaa jarista geedka Soomaalidu u taqaan cali-garoobka (Geed-yuhuud) kaas oo dhibaato aad u xun ku hayey dadka iyo deegaanka isla markaasna saameyn ku yeeshay isku socodka gadaadka iyo bulshada magaalada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here