Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Gobaleed Jubbaland Maxamad Nuur Cali ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax kasocotay Hay’ada FAW Qaybta xoolaha
kulanka ayaa looga hadlay qodobo dhawr ah oo ay kamidtahay caqabadaha jira hormarinta cafimaadka xoolaha iyo dardargalinta hawlaha socda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.