Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ku baaqay in la xoojiyo maalgashiga lagu sameenayo dalka

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qafaar Cilmi Xaange ayaa ku baaqay in dalkeena Soomaaliya uu ubaahan yahay in lagu sameeyo maalgashi caalami, kaas oo dalka wax badan kusoo kordhin lahaa.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here