Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay doorka uu Amniga ka qaata hormarinta Ganacsiga..

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa Todobadkan ka qeybgalay daahfuray shirka ganacsiga Soomaaliya iyo Mareekanka ayaa waxuu ka hadlay muhiimada ay leedahay amanka iyo doorka uu amaanka ka qadana karo Hormarinta ganacsiga

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here