Macadka Khadiijo Bintu khuwaaylad oo arday danyar siiyay wax barasho lacag la’aan ah

0
49
Kismaayo(Idaacadda Wamo)-Macadka khadiijo Bintu khuwayla oo ka mid Macaahida ku yaala Magaalada Kismaayo ayaa ah macad si gaar ah wax loogu baro haweenka waa wayn iyo gabdhaha yar yar .
Duruus isugu jirta diini iyo Maadi ayaa lagu bartaa Madarasadaan waxaana dadka wax kabarta ka mid arday danyar ah oo ku waas ku waas oo macadku siiyay fursado wax barasho oo lacag la’aan ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here