Haweenka Jowhar oo walaac ka muujiyay hoos u dhac Ku yimid Ganacsigooda

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Ganacsiyada yar yar  ku leh  magaalada Jowhar gaar ahaan xaafadda Horseed ayaa walaac ka muujiyay hoos udhac ku yimid kadib markii ay sheegeen inaay jiraan culeysyo baddan oo xagga helida lacagaha Deynta looga qaato.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here