Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay caqabadaha heysta wax-soo saarka dalagyada Beeraha Dalka

0
138

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxwayne dawlad gobaleedka jubbaland mudane axmed maxamed islaam ayaa shirkii furitaanka ganacsiga soomaaliya iyo maraykanka ee lagu qabtay magaalada kismaayo ka sheegay in soomaliya dibu dhiskeeda ay caqabad ku yihiin arimaha kala ah maalgashi la’aanta iyo ku tiirsanaanta wadamada shisheeye.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa tilmaamay in dalka uu yahay mid hodan ah gaar ahaan deegaanada Jubbaland ayuu sheegay si gaar ah hodan usii yihiin iaydoona loo baahan yahay in dadka Soomaaliyeed ay ka faa`iideystaan nimcada ku jirta dalka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here