Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo ansixiyey Xeerka Hay’adda Waddooyinka Jubbaland

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaaa manta lagu qabtay kulan logu ansixinayay xeerka hay’adda Waddooyinka Jubbaland taas oo ay soo gudbisay wasaradda Howlaha guud ee Jubbaland

Kulanka ayaa waxaa shir gudominayay Gudomiye ku xigeenka labaad ee Jubbaland iyo xogahayaha Guud ee Barlamanka Jubbaland oo qeyb ka ahaa ansixinta kulanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here