Maamulka Deegaanka Baar-sanguuni oo sheegay in ay Hay`adihii Samafalka ka guureen Deegaankaasi

0
43
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baar-sanguuni oo qiyaastii magaalada Kismaayo 50 Km u jira waxaa ka jira baahiyo dhan walba leh sida caafimaadka, waxbrashada iyo waxyaabo kale oo arimaha bulshada ah.
Deegaanka Baar-sanguuni waxaa kunool dad oo ku tiirsanaa tabcashaada beeraha iyadoo hadda aysan ka jirin tabcasho badan oo beeraha waxaana taasi loo sababeeyey daadad uu sameeyey wabiga.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here