Madaxweynaha Jubaland oo sheegay iney ka qeyb qaadan doono Abaalmarinta tartanada kala duwan ee Iskuulada.

0
144

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ka sheekeyey marxaladahii kala duwan ee ay iyaga wax ku barteen isagoona baaq u direy waalidiinta kunool deegaanada Jubbaland isagoona ugu baaqey iney caruurtooda wax baraan si ay hadhow iyaga uu u anfaco.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here