Maamulka degmada Dhoobley oo daahfuray Xarun caafimaad oo laga hirgeliyey deegaanka Wadajir oo hoos taga Dhoobley.

0
56

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Wadajir oo hoos taga degmada Dhoobley ee gobalka Jubbada Hoose ayaa laga daahfurey xarun caafimaad oo baahi weyn looga qabay, xarunta caafimaad ee laga hirgaliyey deegaankaasi ayaa noqoneyso tii ugu horeysay ee deegaankaasi yeelato.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here