Sare u kac ku yimid qiimaha Sharaabka ama Cabitaanada Suuqyada magaalada Baladwayne

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa sare u kac laga dareemaya qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee cabitaanada suuqyada magaalada Baladweyne, sare u kacaan ayaa waxaa sababay cabitaanadii hore oo suuqa laga waayay isla markaana suuqa lagu soo kordhiyay cabitaano cusub taasi oo keentay in la iibiyo qiimo ka sareeyo midkii hore.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here