Maamulka Machadka Imaamu Shaacifi ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyey muhiimada ay waxbarashada leedahay

0
58

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaaa ku soo badanaya goobaha lagu barto macaahidda culumta diininga taas oo qeyb ka qaadaneysa hormarinta waxbarashada, Maamulka Machadka Imaamu Shaacifi ee magaalada Kismaayo ayaa waxuu faahfaahin ka bixiyay muhiimada ay leedahay waxbarashada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here