Dadka deegaanka baarsanguuni oo codsaday in laga xiro meelaha Wabiga uu fatahaada ka sameeyo.

0
74

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Beeralayda deegaanka Baarsanguuni ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa ah ku mar walba oo uu wabiga Jubba fatahaad sameeyo kala kulma saameyn ay ka mid tahay in biyaha uu wabigu soo fatahay ay burburiyaan dalagyadii ay tabcadeen.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here