Gudoomiyaha Guddiga Kheyraadka Jubbaland oo ka hadlay muhiim uu leeyahaya Xeerka Ilaalinta deegaanka

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha guddiga kheyraadka Jubbaland ayaa ka hadlay muhiimada gaarka ee uu u leeyahay dalka Xeerka Ilaalinta deegaanka, iyadoo uu sheegay inuu ka hortagaayo xeerkan xaalufinta dhirta ee deegaanka.

Abshir Khaliif Shide ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here