Wasarada Arimaha gudaha Jubbaland oo bulshada deegaanka Cabdale biroole uqabatay tababar ku saabsan xalinta khilafaadka

0
154

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa deegaanka Cabdalle biroole oo dhaca duleedka waqooyi ee magaalada kismaayo tabar ugu qabatay bulshada degaanka kaas oo kusaabsan habka xalinta khilaafaadka kadhaxdhaca bulshada.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here