Aasaasaha Ururka Hogaamiyayaasha Dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL oo ka hadlay dhibaatada ay Dhalinyarada uleedahay Colaada.

0
77

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Aasaasaha Ururka Hogaamiyayaasha Dhalinyarada Soomaaliyeed SYL C/laahi C/rahmaan Mahamed ayaa sheegay in dhalinyarada ay la kulmaan dhibaatooyin badan marka ay colaadaha dhacaan iyagoo ah hubka kaliya ee waqti walba la isticmaalo.

Awke Ali Awil  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here