Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee hay’adaha dowladda.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.