Barakacayaasha dagan xaafadaha udhaw xeebta Kismaayo oo ka cabanaya bacaad soo buuxiyay xaafadooda.

0
167

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaarihii soo noqnoqday iyo sidoo kale fadahaadiihii wabiga ayaa dad badan oo Soomaaliyeed ku kalifay inay ka barakacaan deegaanadoodii isla markaana ay uhayaaman deegaano kale.

Qaar kamid barakacayaasha kunool xaafadaha u dhaw xeebta ayaa  ka warbixiyay bacaadka iyo saamaynta uu kuyeeshay.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here