Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Jubbaland Mudane Aways Mohamed Hussein ayaa sheegay inuu ka Wasaarad ahaan hormuud ay u noqon doonaan in la sameeyo dhir beeris lagu sameynayo gudaha magaalada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.