Daruufo kala duwan oo soo wajahay qoysaska kaamka Nasteexo ee magaalada Baladweyne.

0
137

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysas kasoo hayaamay deegaano iyo tulooyinka hoos yimado magaalada Baladweyne ayaa soo maciin biday kaamka Nasteexo oo ku yaalo xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne waxaana heysto xaalado nolol xumo ay ka mid yahiin hooy la’aan rashiin la’aan iyo wax waliba oo nolosha muhiim u ah.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here