Qasaaro Ka Dhalatay Wabiga Jubba oo Fatahaad Ka Sameyey Gobalka Gado Gaar Ahaan Magaalada Buur Dhuubo 

0
402
Kismaayo(Radio Waamo)Magaalada Buur Dhuubo Ayaa Waxa Ku Fatahay Wabiga Jubba Fatahaadan Ayaa Timid Ka Dib Markii ay Roobaab Ka Da’ayeen Qeebo Ka Mid Ah Dalkeena Soomaaliya
 Fatahaadan Ayaa Waxa Ay Qaasaaro ugu Geesatay Guud Ahaan Beerihii Ka Ag Dhobaa Wabiga kuwaa oo Ay Ku Fataheen Biyaha
Waaka Gudoomiyaha Buur Dhuubo oo Kawaramaya Saameenta Ay Yeelatay Fatahaada Wabiga Jubba.

R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here