Barakacayaasha kunool kaamka jiiqle ee baladwayno oo wajahday duroofo nolaleed oo adag.

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan barakacayasha ah ee ku nool kaamka jiiqle ee magaalada Baladweyn ayaa waxaa soo food sartay xaalad dhanka nolosha ah oo ay kamid yihiin hooy la-aan, biyo yaricaafimaad daro iyo raashiin la-aan baahsan.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here