Howl-wadeenada Shirkadaha dhismaha Kismaayo oo tababar loo qabtay

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland ayaa tababar ku saabsan habraaca xogaha qandaraaska dhismaha u qabatay Shirkada dhismaha guryaha ee ka howlgala magaalada Kismaayo,waxaana ka soo qeyb galay tababarka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Howlaha guud iyo Guriyeeynta Jubbaland Cabaas Cabdullaahi Mayoow.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here