Jaamacadda Jubba ee magaalada Kismaayo oo qabatay munaasabad lagu daahfuryay Computer Lab

0
37
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jamacaadda Jubba ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa manta dafurtay kumputer lab oo casir ah taas oo qeyb ka qadaneesa hormarinta waxbarshada ardeyda gaar ahaan ardeyda barta cilmiga ticknoligeyda taas oo sare u qaadesa hormarinta adeega tiknologiyada 
 
kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiiro katirsan jubbaland ururka dhalinyrada Jubbaland ardeyda wax a barta Jamacada iyo marti sharafa kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here