Qaar ka mid ah wariyayaasha Kismaayo oo tababar loo qabtay

0
104

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Afartan iyo shan wariye oo ka mid ah saxafiyiinta ka howl gala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa maanta loo qabtay Tababar ku saabsan tabinta sheekooyinka Caafimaadka la xiriira sida nafaqada.

Siminaarkaan oo mudo shan bari ah socon doona ayaa waxaa soo qaabisay Hay’adda Jubbaland Sun Muvementa waxaana furay wasiirka wasaaradda warfaafinta Jubbland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here