Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Soomaaliya oo ka warbixisay caqabadaha soo wajaha Deegaanka

0
226

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Soomaaliya ayaa jirsatay mudo 1 sano waxaana ay wax badan ka qabteen arimaha deegaanka, iyagoo sameeya wacyigalin iyo wixii lamid ah.

hadaba waa tan Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Khadiijo Almakhzuumi oo ka hadleyso caqabadaha soo wajaha Deegaanka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here