Dumarka Aqoonta leh ee Dhoobley oo ku baaqay in sare loo qaado Waxbarashada Gabdhaha

0
101
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dumarka Soomaaliyeed oo halbowle u ah horumarka bulshada Soomaaliyeed ayaa meelaha ay kaalinta weyn ku leeyihiin waxaa ka mid ah adeegyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga kuwaasi oo lafdhabar u ah nolosha qoysas badan.
Waxbarshada haweenka ayaa ah mid  kaalin mug leh ka qaadan karta hormarinta bulsho
Qaar kamid ah haweenka waxbartay ee ku nool degmada dhoobley ayaa ku baaqay in sara loo qaado waxbarashada Gabdhaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here